DAAWO: Go’aanka Xasaasiga ee Madaxda Dowlad Gobaledyada & Xaaf oo Lacag badan...

DAAWO: Go’aanka Xasaasiga ee Madaxda Dowlad Gobaledyada & Xaaf oo Lacag badan helay

0
SHARE

Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa todobaadkii hore iclaamiyay shir madaxda maamul goboleedyada ka qeyb galayaan oo ka dhacaya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug.

Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in ka hor shirkaasi in Madaxweynaha Galmudug uu tagi doono magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaasi oo la sheegay inuu kula soo kulmi doono masuuliyiin kala duwan.

Sidoo kale waxaa soo baxaya warar sheegaya in madaxweyne Xaaf uu gacanta ku dhigay ku dhawaad Seddex Milyan oo doolar oo loogu talo galay mashaariic laga hergelinayo deegaanada Galmudug.

Hadaba Go’aano Xasaasi ah oo ay gaareen Madaxda Maamul Gobaleedyada iyo Lacagaha Xaaf uu helay Howlaha uu ku qabanayo Muuqaalkan Hoose ku Daawo

LEAVE A REPLY