DAAWO-Sawirada Dadkii Xalay Lagu Laayay Galkacyo

DAAWO-Sawirada Dadkii Xalay Lagu Laayay Galkacyo

0
SHARE

Malayshiyo beeleed hubaysan aya xalay fiidkii magaalada galkacyo dil wadareed ugu gaystay Sagaal ruux oo rayid ah halka laba ruux oo dhaawac ahna ladhigay isbitaalka konfureed ee galkacyo kuwaa oo sida lasheegay lagala soo baxay xaafadihii ay ka daganayeen daanta koonfureed ee galkacyo

LEAVE A REPLY