DAAWO: Xaaf oo sir qarxiyay, Qorshaha Madaxda M/Gobaledyada & Shirqoolka Kenya

DAAWO: Xaaf oo sir qarxiyay, Qorshaha Madaxda M/Gobaledyada & Shirqoolka Kenya

0
SHARE

Madaxda maamul Goboleedyada dalka ayaa isugu tegaya magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaasoo ay ku yeelan doonaan shir ay uga horjeedaan dowladda Federaalka, lagana filayo in Go’aano xasaasi ah ay kasoo saaraan.

Wararka ayaa sheegaya in madaxda maamul Goboleedyada Jubbaland iyo Hirshabeelle ay ku sugan yihiin dalka Kenya, waxaana kusii jeeda madaxweynaha Puntland oo ka tegaya Imaaraadka iyo Madaxweynaha Galmudug oo la filayo inuu u dhoofo magaalada Nairobi, isagoo soo bandhigay arrimo badan oo ka qarsoon Dowlada Federaalka iyo Qorshaha maamul Gobaleedyada.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO

LEAVE A REPLY