Daawo Xildhiban Mahad Salaad “Xaaf Waxa lagu Haysta Mideynta Galmudug faro galin...

Daawo Xildhiban Mahad Salaad “Xaaf Waxa lagu Haysta Mideynta Galmudug faro galin uma Baahna Galmudg

0
SHARE

HM__Xafiiska Gaalkacyo Xildhibaan Mahad Salaad oo Galkacyo Kusugan Waxa Uu Ka Hadlay Xaalada Galmudug Waxana uu soo Hadal Qaaday arinta xasaasiga badan ee ku saabsan siyaasada Galmudug iyo xiisada ka dhax aloosan dowlada fadaraalka Soomaliya iyo Sidoo kale Maamulka Galmudug

Xildhibaan Mahad Salaad aya Sheegay in Galmudug ay u baahan tahay oo kaliya in midnimadeeda laga wada Qayb qaato waxaana uu tilaamay in madaxweyne xaaf lagu haysto oo kaliya mideynta Maaamulka galmudug

Waxa uu fariin u diray Dowlada Fadaraalka Soomaliya isagoona ka codsaday in faro galinta laga daayo maamulka Galmudug waxana uu sidoo kale fariin uu u diray madaxda Galmudug isagoo fariintiisa ku shegay in cadawga iyo cunaqabatayna saaran uu ku kasbaday horumarinta Galmudug

Xildhibaan Mahad Salaad oo Galkacyo Kusugan Waxa Uu Ka Hadlay Xaalada Galmudug

Posted by Hanad Abdi Farah on Friday, June 21, 2019

Waxa uu tilmaamay in Dowlada Dhexe aysan lahayn awood ay ku rido dowlad dhisan isagoo sheagy in galmudug aysan ahayn guri ama gaari uu qof leeyahay isla markana beelo badan ay ku mideysan yihiin hadii wax loo qabanaya shacabka la taagero oo kaliya

Sikastaba ha ahatee Hadalkan soo Baxay Xildhibaan Mahad Salad aya waxa uu ku soo beegmay xili siyaasada galmudug ay cakiran tahay isla markana madaxweyne Xaaf dowlada dhexe ay doonayso in ay Meesha ka saarto

Xafiiska Wararka Gaalkacyo

LEAVE A REPLY