Dhageyso Qaylo Dhaan Xoogan oo ka Soo Yeerayso Hobyo

Dhageyso Qaylo Dhaan Xoogan oo ka Soo Yeerayso Hobyo

0
SHARE

Dadka Kudhaqan Degmada hobyo ee gobalka muudg ayaa waxaa kasoo yeeraya qaylo dhaan biya la-aaneed kadib markii sida lasheegay uu jabay ceel biyoodkii degmada laga cabi jiray kaasi oo kuyaalay deegaanka gawaan oo qiyaastii degmada hobya ujira ku dhawaad 30 km

Qaar kamdi ah dadka ku dhaqan degmada hobya ayaa VOA waxa ay uga warbixyeen cillada kutimid ceeelkii dadku ay cabijireen iyo dhibaada biya la’aaneed ee xiliga ay dareemayaan

Inkatoo Degmada hobyo ay kamid tahya degmooyinka goblka muudg isla markaana ay kutaal dhanka badwaynta hindiyaan hadana degmada kol hore kama jirin adeegyo horumarineed hasa ahaatee mudoyinkaan ayaa waxaa socday da daalo lagu hor marinayo degmada waxaana da daalkaas uu bilowday kagadaal markii aqoonyahano kasoo jeeda deegaanka ay u’istaageen dhismaha wadada isku xirta galkacyo iyo hobyo oo masaafo ahaa isu jira 260km waxaana dhismaha wada daas uu sahlay safarka degmada oo kolkii hore lagu dhibqay hyeeshee ceelkii degmada laga cabijiray oo hay’ad maxali ah ay hirgalisay ayaa jaban muddo kabadan bil ah waana dhibaatokale oo degmada kusoo korartay

Mursl Maxamuud aadan waa xoghaya dowladda hoose degmada hobyo ee dowlad gobaledka galmuudg ayaa sharaxaad kabiy ciladda kudhacday ceelka iyo qiimaha biyaha lagu kala iibsado gudaha degmada xilligaan

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY