Masuuliyiinta Galmdug oo dilkii Maxamed Cabdi Khayre Fiimto uga Amusay in iyaga la bartilmaamedsado darted

HM__Xafiiska Gaalkacyo < Hal usbuuc ayaa ka soo wareegtay markii gaalkacyo lagu dilay alaaha u Naxariistee Sargaal Sare oo ka Tirsana UNKa kaasi oo lagu magacaabi jiray Maxamed Cabdi Khayre Fiimto Xili uu ka Soo baxay Masaajid uu salada ku soo Tukaday ayaa Dilkiisa ilaa iyo Hada Waxan ka Hadlin Masuuliyinta Maamulka Gobalka Mudug iyo Kan Degmada Magaalada Gaalkacyo

Marxuumka ayaa la dilay Xilli uu kasoo baxay Masjid uu saaldda Taraawiixda kusoo tukaday waxaana dad goob joogayaal ah ay sheegeen in laba dhalin yaro oo ku hubaysan Bastoolada ay toogteen markii uu masjidka kasoobaxay

Marxuunka la dlay aya lagu magacaabi jiray Maxamed Cabdi Khayre Fiimto

Talada la Gudboon Madaxweyne Xaaf waa uu in uu xilka ka qadaa labada masuul ee gobalka qabilsan

Sida aan la wada Socono Tani waxay sumcad daro u tahay Maamulka Galmudug iyo sidoo kale Bulshada dagta Gobalka Mudug Mana dhicin Dhacdada oo kale in masuul sare hadii la dilo uu maamulka Gobalka Mudg iyo Kan Degamada uu ka aamuso Dhacdadaasi iyagoo ka Baqaya in iyaga La bartilmaameedsado hadii arintaasi ay ka hadlayaan

Gudoomiyaha Goblka Mudug iyo Mayarka Gaalkacyo waa Labada Masuul ee qaabilsan Gobalka mudug waxana arintan ay ka aamuseen ay muujinaysa in hoos ay u dhacday kalsoonida maamulkaaasi lagu qabo

Madaxweyne Xaaf hadii uusan xilka ka qaadin labadaasi masuul ama uusan shaqo jooojin deg deg ah ku sameyn waxaa dhici karta in bulshada gaalkacyo ay ka aamin baxaan siyaaasada madaxweyne xaaf wayao aamusnaanta iiyo baqitaanka waxay dhiiri galinaysa in kooxaha xagjirka ah ee shabaab iyo sidoo kale dadka geysta weerarda in ay falal kale ka fuliyaan gaalkacyo madama aysan jriin cid ka dabo imaaysa falalka ay sameyan ama ka hadlaysa

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.



Ma Sawirka >Gudoomiyha Gobalka Mudug ee Galmudug Cabdirashiid Xaashi Cartan

Gudoomiyaha Gobalka Mudug ee Dhanka Dowlad Gobaleedka Galmudug  Cabdirashiid Xaashi Cartan  ayaa Wali ka Hadlin Dhacdadasi lagu dilay Sargaal sare oo ka tirsana UNKA waxana Warar ka Qaar ay shegayan in Sababo amaan isaga Dartis uu uga Aamusay in uu faah faahin ka Bixiyo Cida ka danbeysay weerarkaasi iyadoon aysan jirin xita in sarakiisha Lamaha amaanka Magaalada Gaalkacyo ay ka hadlaan arintaasi taasi oo Shaki badan ku abuurtay bulshada arintaasi madama masuuliyintii iyo Sidoo kale laamihii amaanka ay ka aamuseen arintaasi

Sidoo kale waxa sarakiisha lamaha amaanka Magalada Gaalkacyo ayaan Sameynnin wax baaritaan ah oo cad mana jirin ilaa iyo hada cid ka Hadashay dilkaasi waxana raga dilka geystay ay ahayeen kuwo ku Hubaysan bastoolado isla markana markii uu dilka dhacay meesha isaga baxaay

Sawirka Duqa Magaalada Gaalkacyo Xirsi Yuusuf Bare

Dhanka Galmudug Duqa Magaalada Gaalkacyo Xirsi Yuusuf Bare ayaa asna Dhankiisa ila iyo Hada ka Hadlin mana jirin warbaahin ilaa iyo Hada uu War ka siiyay dhibatada ka dhacay gaalkacyo iyo dilkaaasi , waxana lagu edeyay labada masuul in dhacdadaasi ay uga gaabsadeen in iyaga ay dhib Uga imaato hadii ay ka hadlaan maadama weerarada nuucan oo kale ah inta badan lagu tuhmo in ay ka danbeyaan maleeshiyaadka alshabab

Masuulyiintii gobalka iyo kan degmada gaalkacyo iyo laamihii amaanka ayaa si isku mid ah uga aamusay dhacdadaasi , waxana dadka qaarkood ay Shegaan in hadii ay ka hadlaan arintaasi iyaga masuuliyiintaasi ay ka baqeen in la weeraro iyaga amaankoodana ay u cabsadeen

Falkan ay ku dhaqaaqeen Masuulyiinta ayaa ah mid niyad jab wayn ku ah Bulshada magaalada Gaalkacyo madama sarakiishii iyo masuuliyiintii ay Baqdin u aamuseen ay cid walba ka cabsi qabto in ay sii socdaaan Weerarada lagu gumaadayo bulshada magaalada Gaalkacyo

Inta la hayo waa masuulyintii ugu horeysay iyo sarakiisha gaalkacyo oo si isku mid ah ay uga aamusaan dhacadaani waxana 48 saac ee socoto hadii Arintan ay ka hadli wayaan ay dhici karto in arinta dhacday ay uga Aamuseen arimo kale oo la xirira amaankooda taasi oo keeni karta sharaf Xumo iyo sumcad Daro madama masuuliyiintii Gobalka Mudug iyo kan Degmada ay arintasi uga baqeen cabsi awgeed

hobyomedia

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii Ugu Danbeeyay

Akhriso Qodob ka mid ahaa heshiiskii Farmaajo iyo Ururu oo aan dhaqangelin
- Nov 21, 2019
Todobo maalmood kaddib heshiiskii Magalaada Nairobi ay ku kala saxiixdeen Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya ...
Akhriso Muxaadaro uu Sheekh Umal ku qabanayo Garoon kuyaala Muqdisho oo laga soo horjeestay
- Nov 21, 2019
Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa ku sugan Wadaadka Soomaaliyeed ee caanka ah Sheekh ...
SAWIRO:-Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray Xarun dib loo howlgeliyey
- Nov 21, 2019
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ...
Daawo Qaar ka mida Dadkii ka danbeyay Dilkii Cabduweli Sheekh Cali Cilmi Yare oo dil lGU Xukumay
- Nov 21, 2019
Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay ...
Ciidamo huwan ah oo Al Shabaab kala wareegay deegaano ay gacanta ku hayeen
- Nov 21, 2019
Ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya oo garab ka helayay ciidamada maamulka Jubbaland ayaa howlgal milatari ...
Deg Deg Dowlada Soomaaliya oo War kasoo saartay Dilkii Almaas Elman loogu geestay Xalane
- Nov 21, 2019
War Saxaafadeed kasoo baxay Wasaarada Warfaafinta Xukuumada Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyay dilkii shalay gudaha ...
Akhriso Ciidanka Dowladda Somaliya oo la wareegtay Ammaanka degaano hor leh oo Hoos taga Galmudug
- Nov 16, 2019
Taliyaha Ciidamada xoogga Soomaaliya qaybta 21aad ayaa ballan qaaday in ay la shaqayn doonaan ...
Maxkamadda Hague oo baaraysa xasuuqa muslimiinta Rohingya
- Nov 16, 2019
Garsoorayaasha Maxkamadda danbiyada caalamiga ah ee Hague ayaa ogolaaday codsi ka yimid dacwad oogayaasha ...
XOGAkhri :Sheikh Shariif oo iska diiday Dalab culus oo ka yimid Madaxda Sare
- Nov 16, 2019
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheikh Shariif Sheikh Axmed ayaa iska diiday dalab uu hordhigay ...
Daawo Muqaal:Colaadii Xoolo dhaqatada Galmudug iyo Puntland oo Dib u soo Laabatay , iyo odayaashii oo….
- Nov 16, 2019
HM??Xafiiska Gaalkacyo: Warar lagu kalsoon yhay oo ay Helayso Hobyomedia.com aya Sheegaya ...
 
Advertisements