Maxamed Qanyare Afrax Oo Goordhow Ku Geeriyooday Muqdisho

Maxamed Qanyare Afrax Oo Goordhow Ku Geeriyooday Muqdisho

0
SHARE

Magaalada Muqdisho gaar ahaan Isbitaalka Ex Digfeer ayaa waxaa ku geeriyooday Maxamed Qanyare Afrax oo xilal kala duwan ka soo qabtay dowladda Federaalka Soomaaliya.AKHRISO

Allaha u naxariistee Maxamed Qanyare Afrax ayaa waxaa la xaqiijiyay in mudooyinkii dambe uu haayay xanuun,isla markaana la dhigay Isbitaalka Ex Digfeer,hayeeshee saakay uu u geeriyooday xanuunkii haayay.

Maxamed Qanyare ayaa horey u soo noqday Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya iyo Wasiir,waxaana uu kamid ahaa siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee Caanka ah.

LEAVE A REPLY