SIR CULUS: Magacyada Siyaasiyiin Kenya ku Raad joogto oo Farmaajo isku beel...

SIR CULUS: Magacyada Siyaasiyiin Kenya ku Raad joogto oo Farmaajo isku beel yihiin & Sababta

0
SHARE

Xukuumada Nairobi ayaa sii jogteyneysa cadaadiska ay ku heyso somaliya xili wali Aan go’aan laga gaarin kiiska badda ee qilaaku ka dhashay.

Dhawaan waxaa soo baxay liis sir ah oo ay ku gadaamayihiin siyaasiyiin iyo ganacsato somaliyed kuwaas oo laga mamnuucay dalka kenya gaar ahaan magaalada Nairobi.

Su’aalo badan ayaa ka jira sababta in ka badan 60 Ruux oo siyaasiyiin iyo mas’uuliyiin kale u badan kenya u diideyso inay dalkeeda soogalaan.

LEAVE A REPLY