Talyaaniga Oo Xidhay Kabtan Kale Oo Gurmad U Samaysay Tahriibayaal

Talyaaniga Oo Xidhay Kabtan Kale Oo Gurmad U Samaysay Tahriibayaal

0
SHARE

Markab laga leeyahay dalka Jarmalka ayaa soo samatabixiyey 40 tahriibayaal ah oo mudo 10 cisho sabaynayey biyaha badda Mediterranean-ka ayaa soo gaadhsiisay muhaajiriintaasi xeebta Lampedusa ee dalka Talyaaniga.

Hase yeeshee afhayeen u hadashay Markabkan Jarmalka laga leeyahay ayaa oo magaceeda la yidhaa Ruben Neugebauer ayaa u sheegtay Wakaalada Wararka ee AFP in Kabtankii Markabka Carola Rackete, oo da’deedu tahay 31, jir ay xidheen ciidamada talyaanigu.

Waxaana laga yaabaa in dawlada Talyaanigu ay ku qaado markabkaasi kiis ah inuu dakadeeda uu soo galay ogolaansho la’aan, sidaa darteedna lagu xukumo kabtanka markabka 3 sanadood ilaa 10 sanadood oo xabsi ah.

Inkastoo shan dal oo Yurub ka tirsani ay maalintii jimcihii balan qaadeen inay qaataan muhaajiriintaasi oo ay dalalkooda u ogolaadaan

LEAVE A REPLY