TOPNEWS: Xasan Sheekh Maxamuud oo kashifay Sirta ka dambeysa weerarka Kenya &...

TOPNEWS: Xasan Sheekh Maxamuud oo kashifay Sirta ka dambeysa weerarka Kenya & Qorshaha Itoobiya

0
SHARE

Madaxeynihii hore ee dalka Xasan sheekh maxamuud oo bulshada somaliyeed ugu hanbalyeynaayay munaasabada ciida ayaa si gaara uga hadlay arimaha kenya iyo somaliya u dhaxeeya ee qilaafka ka dhashay dhanka badda.

Xasan Sheekh ayaa sheegay inay muhim tahay dadka somaliyeed inay fahmaan halka ay wax ka jiraan isagoo tusaalooyin ka bixiyay dulucda qilaafka iyo damaca kenya waxa uu sidoo kale meesgha saarin qorshe itoobiya wadato.

Madaxeynihii hore ee dalka Xasan sheekh maxamuud ayaa sidoo kale soo hadal qaatay waxa kenya ay saldhig uga dhigeyso sheegashada badda somaliya.

LEAVE A REPLY