Waa Kuma Wasiirka Ay Dawlada Soomaaliya Ku Badeleyso Madaxweyne Xaaf

Waa Kuma Wasiirka Ay Dawlada Soomaaliya Ku Badeleyso Madaxweyne Xaaf [Qabiilkiisa]

0
SHARE

Ilo wareed lagu kalsoon yahay ayaa hobyomedia u sheegay in dawlada Soomaaliya Xarbi badan ugaleyso sidii meesha looga bixin lahaa Madaxweye Axmed Ducaale Geelle Xaaf.Advertisement

Kulamo gaar gaar ah ayaa ka socday Xafiisyada Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre,islamarkaana ay Siyaasiyiin Xildoon ah isaga daba laabanayeen Halkaasi.

Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisal Wasaare Kheyre ayaa isku dhaarsaday inay ka gaaraan guul weyn Madaxweyne Xaaf sida muuqatana inta badan guusha waa ay udhaw yihiin.

Cabdi Faarax Wehliye oo ah Wasiiru dowlaha Arimaha Gudaha Soomaaliya ayaa la sheegay in lala rabo Xilka Madaxweynaha Galmudug marka Xaaf meesha lag saaro.Advertisement

Wasiir Wehliye ayaa kasoo jeeda Beesha Habar gidir islamarkaana Duduble ayuu udhashay,waana mid ka mid ah Siyaasad ahaan mid ay Dawlada Soomaaliya ay isku dhaw yihiin.

Hadda waxay ku dhaw dahay in maamulkii seddexaad isbadel ay rabtay uu dhacay Dawlada Soomaaliya,sida Puntland,Koonfur Galbeed oo hore Gaas iyo Shariif Xasan meesha uga saareen,hadana ay Xaaf ku dari rabaan,kadibna Axmed Madoobe,hore waxay Uheysteen Koonfur Galbeed oo ayidsan Siyaasada Dawlada Soomaaliya.Advertisement

Madaxda Dalka waxay sheegeen inay Maamulada Dalka ay yihiin kuwo inta badan Siyaasad ahaan ay Dawlada hoos yimaadaan lana ogolaan doonin inay sameeyaan is bar bar yaac la sameeyo

LEAVE A REPLY