War dag dag madaxweyne xaaf oo ay galbinayan gadiidka dagaalka oo ...

War dag dag madaxweyne xaaf oo ay galbinayan gadiidka dagaalka oo isaga baxay dhuusamareeb kuna sii wajahan cadaado

0
SHARE

WAR DEG DEG AH”Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducal Geelle”Xaaf”Ayaa Daqiiqado Ka Hor Ka Baxay Madaxtooyadii Galmudug Ee Dhuusamareeb Isagoo Safar dhulka Uga Baxay dhanka Xarunta Baarlamanka Galmudug Ee Cadaado

Wafdiga Madaxweyne Xaaf oo ay Qeyb ka yihiin Wasiiro Iyo Xildhibaano ka Tirsan Maamulkiisa Waxaa Galbinaya Kudhawaad 20 Gaadiidka Dagaalka oo Iskugu jira military daraawiish Booliis Iyo Nabad Sugidda Qeybta Galmudug

Wada hadaladii la filayay ayaa ku dhamaaday guul daro waxaaana ahlusuna ay qadatay lacago laaluush ah oo dowlada dhexe ay siisay hogaanka sare ee ahlusuna

Lama xaqiijin karo in xaaaf uu sii joogi doono cadaaaado blse ilo wareedyo lagu kalsoon yhy ayaa shegaya in xaaf uu cadaaado ka qudbayn doono kadibna Gaalkacyo uu u sii gudbi doono

LEAVE A REPLY