War Deg Deg Ah Akhriso Cidamada Galmudug oo Gacanta ku Soo Dhigay...

War Deg Deg Ah Akhriso Cidamada Galmudug oo Gacanta ku Soo Dhigay Maleshiyad dil Wadared Gaystay

0
SHARE

Howl gal Gaara Oo ciidamada Nabad sugida Iyo sirdoonka dowlad Goboledka Galmudug Ay Kafuliyen Deganka Habaaswayne oo dhaca Gobolka Galgadud Ee bartamaha somalia Ayey Cidamadu kuqabten malishiyadkii Kadanbeyey Dil wadaredkii Kadhacay deganka Dhan waris Oo Logestay afar kamida Shaqalo Kashaqeynayey Goob Lagu xanaaneyo Shinida.

Ciiidamada Dowlad Gobaleedka Galmudug aya ku raad joogay Dadkaasi waxana ugu danbeay ciidanka ay ku guulaysteen in dadkaasi gacanta lagu soo dhigo

Saraakiil ka tirsan Ciidanka Nabad Sugida Dowlad Gobaleedka Galmudug oo la Hadlay xarunta Warqabadka Hobyomedia.com ee Magalada Cadaado ayaa waxay shegeen in lagu guulaystay Hawulgalkaasi isla markana ciidanka Nabad sugida ay gacanta ku hayaan Hada ,Maleesiyaadkii dhibkaasi horay u gaystay

Sarakiisha aya shegay in cadalada la marsiin doono cid walba oo fal danbi ah lagu helo waxana uu u mahad celiyay dadka deganka oo hawulgalkaasi qayb wayn ka qaatay

Deganada Dowlad Gobaledka Galmudug waxa ku soo badatay dad geysnaya dilal wadareed waxana falkii u danbeyay uu ka dhacay magaalada Galkacyo ee xarunta Gobalka Mudug

Wixii Warar ah oo ku soo Kordha Kala Soco Hobyomedia.com

LEAVE A REPLY