War-Saxafadeed Ururka Suxufiyiinta Gobolka Mudug oo Qaadacay Hananka loo Marayo Doorashada Ururka...

War-Saxafadeed Ururka Suxufiyiinta Gobolka Mudug oo Qaadacay Hananka loo Marayo Doorashada Ururka Suxufiyiinta Qaranka Ee Nusoj

0
SHARE

HM__Xafiiska Gaalkacyo : Ururka Suxufiyiinta Gobolka Mudug Ee Galmudug Oo Qaadacay Doorashada Ururka Suxufiyiinta Qaranka Ee Nusoj Ee Dhawaan Lagu Qaban Doono Muqdisho.

War Saxaafadeed Kasoo Baxay Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Gobolka Mudug Hanad Abdi Farah Ayaa Lagu Sheegay inay Qaadaceen Ka Qeybgalka Doorashadaasi islamarkaana Cadeeyay in Xubinta Ka Mid Ah Wariyasha Mudug ee Ka Qeybgasha Doorashadaasi

Sawirka Hanad Abdi Farah Gudoomiyaha Ururka Saxafiyinta Gobalka Mudug
Xaquuqda Sawirka Soma

Ururka Saxafiyiinta Gobalka Mudug aya Waxa uu sheeagy in aysan jiri Doonin Cid Mataasha Wariyaasha Gobalka Mudug oo ka Qayb Gali doonta Doorasahdaasi , Waxana uu tilmamay in Cidii ka Qayb Gasha ay si Shaqsi ah uga Qayb Gashay isla Markana aysan Matali Karin Wariyaasha Gobalka Mudug

Hadalkan Ka soo baxay Ururka Saxafiyiinta Gobalka Mudug aya ku soo beegmay Xili Wariyaasha Gobalka Mudug ay Walaac Xoogan ay ka Muujinayeen Hanaanka Loo Marayo Doorashada Hogaanka Sare ee Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaliyeed Ee Nusoj

Hoos Ka Akhriso War’Saxaafadeedka oo Dhamaystiran

LEAVE A REPLY