Xildhibaan Odawaa Oo Kashifay Cida Abaabushay Xiisada Galmudug & Sida Loo Abaabulay

Xildhibaan Odawaa Oo Kashifay Cida Abaabushay Xiisada Galmudug & Sida Loo Abaabulay

0
SHARE

Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) ayaa waxa uu ka hadlay Dagaalka Siyaasadeed Ee lagula jiro maamulka Galmudug.Advertisement

Wasiirkii hore Ee Arimaha Gudaha Soomaaliya hadana Golaha Shacabka kamidka ah ayaa waxa uu katirsan yahay Xubanha Xasanada Leh Ee mar walbo soo bandhiga Siyaasada dhaliisha ku saleysan Ee Dawlada Soomaaliya.

Waxa uu Xildhibaan Odawaa soo bandhigay caqabadaha ku hor gudban iyo sida loo xalin karo Arimaha Galmudug.

Seddex Qodob ayuu warkiisa kusoo koobay oo Xaalada Galmudug lagu xalin karo iyo Baaq uu udiray Dawlada Dhexe Ee Soomaaliya.Advertisement

HOOS KA AKHRISO SEDDEXDA QODOB EE SOO KORDHAY

1-In dadka deegaankan wadi dagani wadatashi nabadeed oo lagu raadinayo is-fahan siyaasadeed gaaraan.Advertisement

2-In dowladda federaalka ahi, ahaado dowrkeedu isu soo dhaweyn iyo isu soo jiidjiid ee uusan ahaayn kala fogeyn iyo iska horkeen.

3-In doorasho hogaan cusub la wada qabto ayadoo loo wada dhanyahay oo aan magaalooyin ama kooxo gaar ahi wax is bidin.

LEAVE A REPLY