Xog Culus : Akhriso Magcyada Saraakiil laga Cabsi Qabay in ay Ku...

Xog Culus : Akhriso Magcyada Saraakiil laga Cabsi Qabay in ay Ku Biiran ahlusuna oo Garab istagay Madaxweyne Xaaf

0
SHARE

HM)) Xafiiska Cadaado : Tan iyo markii ay soo Shaac Baxday Xiisada ka dhax Taagan Urur Dimedka Ahlusuna Waljameeca iyo Madaxda Ugu Saraysa Maamulka Galmudug Waxa soo Shaac Baxayay Warar sheegaya in Saraakiil ka Tirsan Kuwa Dowlad Gobaleedka Galmudug ay Doonayan in ay garab istaagan Urur Diimeedka Ahlusuna

Ilo Wareedyo lagu kalsoon yahay Hobyomedia.com oo la Hadlay Xafiiska Warqabadka Hobyomedia.com ee Cadadaado ayaa Sheegay in Sarakiil sar sare oo ka Tirsan kuwa Dowlad Gobaledka Galmdug ay ka Baxeen Magaalada Cadaado kuwaasi oo u diayar garoobay ka qayb galka soo dhawaynta Wafdiga Madaxweyanaha Dowlad Gobaledka Galmudug Ahmed Ducale Gelle Xaaf

Sarakiisha garab istaagay madaxweyanaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Waxa ka Mid ah Taliyaha Ciidanka Nabad Sugida Nisa ee Heer Fadaraal euna u Qaabilsan galmudug Cabdi dheere iyo Ciidamo Gaar ah oo uu Horkacayo kuwaasi oo aaday Deganak Godinlabe si ay u soo Dhaweeyaan Madaxweyne Xaaf

Waxa jir Saraakiil kale oo ka Tirsana Garabka ahlsuuna kuwaasi oo soo Raacay Madaxweyanaha Dowlad Gobaledka Galmudug kuwaasi oo ku fikir Noqday Madaxweyne Xaaf

taagerada ay muujiyeen Hogaanka Nisa ee Galmudug aya ku soo beegmaya Xili la isla Dhax marayay in Ciidanka Nisa ay la safan yihiin urur Diimeedka ahlsuna ee Garabka ka helaya Dowalda Fadaraalka SoomaliyA

Xafiiska Wararka Cadaado

LEAVE A REPLY