Xog Dawlada Oo Gudoomiyaha Ahlusuna Heshiis wada galay Si xaaf xilka looga...

Xog Dawlada Oo Gudoomiyaha Ahlusuna Heshiis wada galay Si xaaf xilka looga tuuro,Maxaa lagu Heshiyay

0
SHARE

XDawada Federaalka Soomaaliya ayaa ugu dambeyn waxay Lacag Afar Milyan Dollar ah farqaha ugu shubeysaa Ahlusunada weli Awoodeeda muuqato Ee kusugan Gobollada Dhexe Ee Soomaaliya.Advertisement

Waxa la sheegay in Lacagtaasi ka sokoow Gudoomiyaha guud Ee Ahlusuna Macalin Maxamuud Sheekh Xasan Faarax uu heli doono in Gabadhiisa laga dhigo Safiirka ufadhiya Waddanka Ugandha iyo Wasiir looga dhigayo wiilkiisa Cabdisamad Macalin Maxamuud.

Gudoomiyaha guud Ee Ahlusuna wiilkiisa waxa uu hore usoo noqday Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Dawladii Madaxweyne Sheekh Shariif Hogaaminayey.

Ilo muhiim ah ayaa sheegaya in Dawlada iyo Macalin Maxamuud ay Heshiiskaasi gaareen iyaguna ogolaadeen in Doorashada Galmudug la qabto oo weliba qof ay wataan ay sharaxi karaan.

LEAVE A REPLY