Xog Muhiim ah :Wafdigii Dawlada Ee Gaaray Cadaado & Qorshaha Ay Udejiyeen...

Xog Muhiim ah :Wafdigii Dawlada Ee Gaaray Cadaado & Qorshaha Ay Udejiyeen Xaaf [Daawo Sawirada]

0
SHARE

Wafdigii Dawlada Dhexe udirtay Magaalada Cadaado ayaa waxay maanta gaareen Magaaladaasi oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyey.

Waxa la sheegay in Wafdigaan uu hogaaminayey Gudoomiye kuxigeenka 1aad Ee Golaha Aqalka Sare Soomaaliya Abshir Maxamed Bukhaari ayaa la sheegay in ay usocdaan xasilinta Siyaasada Soomaaliya.

Warar ayaa sheegaya in Xaaf Laga sugayo Cadaado taas oo la leeyahay in wafdiga Dawlada Dhexe ka socda ayuu la kulmi doonaa.

Xildhibaanada tegay Cadaado waxay kasoo jeedaan Galmudug islamarkaana ay kala hadlayaan Arimo kala duwan Madaxweyne Xaaf.

LEAVE A REPLY