Xog Odayasha Beesha Reer Hilowle Sacad iyo Wafdi ka Socda K Galbed...

Xog Odayasha Beesha Reer Hilowle Sacad iyo Wafdi ka Socda K Galbed oo Gaalkacyo ku kulmaya kadib Xasuuqi Galkcyo

0
SHARE

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa ku wajahan Wafdi ka socda maamulka Koonfur Galbeed oo xaqiiqo raadin ah oo ku aadan dadkii dhawaan lagu dilay Gaalkacyo.

Guddiggan ayaa waxaa qeyb ka ah xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka Baarlaaanka Soomaaliya.

Guddiggaan waxaa hoggaamin doona Guddigii uu Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed uu Magacaabay  oo isugu jiro xildhibaano iyo waxgarad.

Howlgal weyn oo lagu baadigoobaayo Kooxdii  dadka Shacabka ah ku leysay Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ayaa 2 maalmood ee lasoo dhaafay ka socday Magaalada Gaalkacyo iyo sidoo kale degaano hoos yimaada.

Sidda ay Hobyomedia.com u xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan Ciidanka Galmudug waxaa gacanta lagu soo dhigay qaar ka mid ah Kooxdii dadka Shacabka ah ku leysay Magaalada Gaalkacyo, kuwaasoo dhawaan Maxkamad la horkeeni doono.

LEAVE A REPLY