Xogta ku saabsan Kulankii Madaxweyne Xaaf iyo Kheyre ku dhax Maray Cadaado

Xogta ku saabsan Kulankii Madaxweyne Xaaf iyo Kheyre ku dhax Maray Cadaado

0
SHARE

magaalada Cadaado gaar ahaana xarunta madaxtooyada KMG ah ee maamulkaas kulan ku yeeshay ra’iisul-wasaaraha xukuumadda fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Gelle Xaaf.

Kulankaan oo ahaa mid albaabadu ay u xirnaayeen ayaa qaatay saacado badan waxaana intiisa badan looga hadlay khilaafkii waqtiga dheer soo jiitamayay ee Galmudug iyo dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo doorashooyinka maamulkaas.

Maalmihii la so dhafay ra’iisul-wasaare Kheyre oo ku sugnaa magaalada Cadaado waxa uu kulamo joogta ah la qaadanayay odayasha dhaqanka iyo madaxda maamulka Galmudug.

LEAVE A REPLY