Akhriso:-Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Caafimaad Ee Guddoomiye Yariisow

Akhriso:-Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Caafimaad Ee Guddoomiye Yariisow

0
SHARE

Waxaa soo hagaageysa xaaladda Caafimaad ee Guddoomiyaha gobalka Banaadir Mudane C/raxmaan Cumar Cismaan (Injineer Yariisow) oo lagu dabiibayo Isbitaal ku yaalla Magaalada Dooxa ee Caasimadda dalka Qatar, sida ay Warbaahinta Dowladda u sheegtay wasiirka Wasaardda Dhalinyarada iyo cayaaraha dowladda Soomaaliya oo haatan ku sugan dalka Qadar

Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa sheegtay in Xaaladda Caafimaad dad uu ku jiro Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Eng Yariisow ka soo roonaaneyso sidii hore oo ah markii laga soo qaadayay magaalada Muqdisho, waxayna dhaqaatiirta ku ammaantay daryeelka joogtada ah ay siinayaan dadka dhaawaca ah oo uu guddoomiyaha ku jiro.

LEAVE A REPLY