(Daawo) Khudbadii Ra’isul Wasaare Kheyre uu ka jeediyay Xafladii Soo dhaweyntiisa isagoo...

(Daawo) Khudbadii Ra’isul Wasaare Kheyre uu ka jeediyay Xafladii Soo dhaweyntiisa isagoo balan qaaday Arimo badan

0
SHARE

waxaa magaalada Gaalkacyo lagu qabtay Xaflad soo dhaweyn ah taasi oo loo qabtay Wafdiga Raisal wasaare Kheyre oo Gaalkacyo ku sugan Habeenkii labaad.

Kheyre ayaa Caawa khudbad ka jeediyay Xaflada waxana uu ka hadlay Arimo dhoor ah oo kamid tahay sida bulshada Galmudug looga baahanyahay ka qeyb qaadashada dhismaha Galmudug.

Xasan Kheyre ayaa dhanka kale Bulshada Gaalkacyo uga mahadceliyay soo dhaweynta ay Caawa u qabteen isagoo balan qaaday in kaalintiisa uu diyaar layahay marka la eego hormarka Galmudug.

Odayaal iyo Wasiiro iyo Siyaasiyiin kala duwan ayaa Xaflad ka hadlay Waxana dhamaantood isku raaceen sida muhiim u tahay hormarka iyo isku tanaasulka.

LEAVE A REPLY