Daawo Muqaal (HD oo Dhamaystiran Soo Dhawayntii R. Kheyre ee Gaalkacyo

Daawo Muqaal (HD oo Dhamaystiran Soo Dhawayntii R. Kheyre ee Gaalkacyo

0
SHARE

Ra,iisul Wasraha Soomaliya iyo Wafdi uu Hogmaainayo Ayaa Maanta Soo Gaaray Magaalada Gaalkcyo ee Xarunta Gobalka Mudug Waxana Wafdiga R. wasaraha ay Ka Yimadeen Magalada Cadado

Munaasabad Soo Dhawayn ah aya R, Kheyre loogu Qabtay Garoonka Cabdulaahi Ciise Mgaalada Gaalkacyo Gaar ahaan Dhanka Galmudug Waxana uu Halkaasi uu kula Hadlay boqolaal ka tirsan Shacabka Gaalkacyo

Hoos ka Daawo Muqaalka oo Dhamaystrian Soo Dhawaynta R, kheyre

LEAVE A REPLY