Daawo Qudbadii Kheyre uu ka jeediyay Guraceel oo Waxyaabo kale xanbarsanayd

Daawo Qudbadii Kheyre uu ka jeediyay Guraceel oo Waxyaabo kale xanbarsanayd

0
SHARE

Ra’isul Wasaaraha Somalia Xasan Cali Kheyre ayaa maanta Khubbad cajiib ah ka jeediyay magaaladda Guriceel ee gobolka Galgaduud, halkaas oo maanta lagu qaramayeeyay ciidamadii Ahlu Sunna Waljamaaca.

Dad badan ayuu ka qosliyay RW Kheyre kadib markii uu buugiisa amaanta ee uu maalmahan ku caanbaxay lasoo baxay, isagoo Guriceel ka dhigay Gobtii Galgaduud iyo Hoygii Ugaasyadda.

HOOS KA DAAWO FULL  VIDEO

LEAVE A REPLY