Daawo wafdi heer calami ah oo maanta gaaray hobyo

Daawo wafdi heer calami ah oo maanta gaaray hobyo

0
SHARE

Xildhibaano ka tirsan labada aqal labada aqal ee baarlamaanka soomaaliya ayaa gaaray hobyo halkaasi oo ay ku soo dhaweyeen maamulka degmada Hobyo .

Xildhibaanada ayaa lagu wadaa iney ka qeyb galaan shirka.nabadda hobyo oo galinka dambe maanta ka.furmayo Halkas.

Magaaalada hobyo waxaa ku sii qulqulaya siyaasiyiin iyo shacab farabdan waxaana magaaladaaasi ay marti galinaysaa shirka habargidir

LEAVE A REPLY