DAAWO: Xogta & Xaqiiqda Kulanka Farmaajo & Xaaf,Qorshaha Kheyre & Ahlu suna+Halista...

DAAWO: Xogta & Xaqiiqda Kulanka Farmaajo & Xaaf,Qorshaha Kheyre & Ahlu suna+Halista Itoobiya ee Somalia

0
SHARE

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre oo ku sugan magaalada Dhuusa-mareeb ayaa wada qorshe uu ku doonayo inuu ku qanciyo Mas’uuliyiinta Ahlu suna oo wax ka tabanaya hanaanka Dowladda Federaalka u wajaheyso dhismaha maamulka Galmudug.Advertisement

Sida wararka aan ku heleyno,mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kulamo la leh madaxa Xukuumadda Galmudug Sheikh Maxamed Shaakir Cali Xasan iyo Guddoomiyaha Guud ee Ahlu suna Waljameeca Macalin Maxamuud sheekh Xasan oo uu kala hadlay sidii lagu dhisi lahaa maamul loo dhan yahay oo ay yeeshaan dhammaan shacabka Galmudug.

Xogo dheeraad & Faah faahin sugan oo laga helayo kulanka Kheyre & Ahlu suna Muuqaalka Hoose ka Daawo:-

LEAVE A REPLY