Deg deg ciidamo la wareegay garoonka diyaaradaha dhuusamareb iyo kheyre oo loo diiday in…

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Ciidamo la sheegay in ay ka amar qaatan wadaadka Lagu magacaabo Macalin Maxamuud ayaa la wareegey Garoonka diyaaraha magaaladda Dhuusa-mareeb, kadib markii la sheegay in halkaas ay ka dagayaan ciidamo Ra’iisul wasaraha uu ka dalbadey Magaaladda Muqdisho.

Xiisad ayaa ka tagan magaalada dhuusamareeb markii uu warkan soo shaac baxay waxaana wararka qaar ay shegayaan in xiisadan ay ka dhalatay markii hawul wadeenada kheyre loo diiday in ay dhuusamareeb kenaan ciidamo kale oo dheeraad ah oo sugaya amniga kheyre

Magaaalada dhuusamareeb waxa amniga ku haya ciidamo ka amar qaata urur diimeedka alhu suna waxana dowlada somaliya ay wadaa qorahe amaanka dhusamareb ahlusuna looga warejinayo waana mida keentay in mar walba uu soo shaac baxo warar ku saabsan diidmada ahlusuna

Gudaha garoonka aya lagu arkaya gadiidka dagaalka oo ay leeyihin ahlusuna

Ilaa iyo hada wax war ah kama soo bixin ahlusuna sababata ay tilaabadaaaasi u qaadeen

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.