DEG DEG: Madaxtooyada Soomaaliya oo laga kala cararay & Hoobiyaal lagu garaacay

DEG DEG: Madaxtooyada Soomaaliya oo laga kala cararay & Hoobiyaal lagu garaacay

0
SHARE

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya hoobiyayaal duhurnimadii maanta ku dhacay Degmadda Warta-nabadda ee gobolka banaadir. Advertisement

Hoobiyaayasha ayaa ku dhacay meelo aan ka fogayn madaxtooyada Soomaaliya oo ay ka mid yihiin iskuulka 15-ka May, iyo dhismayaal ay deggan yihiin siyaasiyiin.

Goobjoogayaal ayaa sheegay in jugta hoobiyaasha laga maqlay Degmaddda Warta-nabadda ee gobolka banaadir.

Ilaa hadda lama oga khasaaraha ka  dhashay hoobiyaasha ku dhacay Degmadda Warta-nabadda ee Gobolka banaadir.

LEAVE A REPLY

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.