Dhageyso ,Maxa loo Weeraray Hogaamiyihii Burcad badeeda Mohamed Gafaafe iyo Dad la...

Dhageyso ,Maxa loo Weeraray Hogaamiyihii Burcad badeeda Mohamed Gafaafe iyo Dad la soo qab qabtay

0
SHARE

Ciidamada Amaanka Ee Galmudug ayaa la sheegay in ay howlgal ay sameeyeen kusoo qabteen Rag lagu Eedeeyey inay ka dambeeyeen weerar dhawaan ka dhacay Duleedka Degmada Hobyo.Advertisement

Waxa la sheegay in seddex nin lasoo qabtay kuwaasi oo la sheegay inay hadda baaritaan kusocdaan.

Gudoomiyaha Degmada Hobyo Ee Maamulka Galmudug Maxamed Cabdi Fahad ayaa sheegay in ragga lasoo qabtay lagu Eedeenayo falal dil ah ay geysteen.

Waxa uu sheegay in loo gudbiyey dhanka Magaalada Gaalkacyo oo hadda Kiiskooda la wareegeen ciidamada Gaalkacyo Kusugan.Advertisement

Ragga lasoo qabtay waxaa loo heystaa weerarkii dhawaan ka dhacay Deegaanka Gawaan Oo lagu laayey Maleeshiyaad daacad u ahaa Hogaamiyihii Burcad badeeda Soomaalida Maxamed Garfaanje.

Waxa la sheegay in Garfaanje oo dhaawac ah hadda ay Galmudug ku heysto baaritaan qudhiisa bal sida ay wax udhaceen iyo arimaha ka dambeeya in weerarkaasi lagu Ekeeyo.Advertisement

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

LEAVE A REPLY