Madaxweyne xaaf oo saxaafada aan ka hadlin wayahan iyo warar qarsoon oo soo baxay

Tan iyo markii khilaaf uu soo kala dhax galay madaxweynaha dowlad gobaleedka galmudug ahmed duale gelle xaaf iyo madaxda qaranka waxaa xaaf la saaray cadaaadis xoogan si loogu qasbo inuu ogalaaado in doorasho lagu qabto galmudug

Cadaadiskii xaaaf la saaray ayaa sababay madaxweyne xaaf inuu ka guuro dhuusamareeb kadib markii madaxdii alhu suna ay heshiis la galeen madaxda qaranka

Ugu danbeyn madaxweyne xaaf ayaa ogaladay in galmudug ay ka dhacdo doorasho waxaana madaxtooyada soomaliya ay xaaf ugu yeertay Muqdishu si uu halkaasi ugula kulmo madaxweyne farmaajo

Wada hadal dheer ay galeen ayaa ilo wareedyo lagu kalsoon yhy wxy hobyomedia u shegeen in heshiis lala galay xaaf waxaana heshiiska ka mid ahaa inuusan saxaafada ka hadlin inta arinta doorashada galmudug ay dhibac u dhacayso isla markana usan faro galin hawulaha uu wado kheyre

Inta wixi ka danbeyay madaxweyne xaaf waxaa laga wayay saxaafada waxaana soo shaac baxay shakigiu ahaa in dowlada ay tiri saxaafada iyo arimaha socda ha ka hadlin

Warar aan lagu kalsooneyn oo hobyomedia ay heshay ayaa sidoo kle tilmaamaya in xaaf lagu cadaadiyay in xitaa uusan dib isku soo sharaxin

Wixii warar ah oo ku soo kordha kala soco hobyomedia

Fikradaha Akhristayaasha (0)




> Mike Edwards Authentic Jersey 
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
 
Advertisements