Qarax xoogan oo goordgaw ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee galmudug

Qarax xoogan oo goordgaw ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee galmudug

0
SHARE

Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ayaa waxay shegayan in goordhw uu halkaasi ka dhacay qarax xoogan Kaasi oo Lala beegtay sargaal sare oo ka tirsan maaamulka galmudug

Taliyihii Saldhiga Boliska Gaalkacyo ee Galmudug Cawil Nuur rooble ayaa waxyeelo ay kasoo gaartay Qarax loogu xiray gaarigiisa .

Qaraxa ayaa waxa uu ka dhacay meel u dhaw hoteelka five star ee magaalada Gaalkacyo waxaana la shegaya in sargaalka uu soo gaaray dhawc halis ah

Lama faah faahin karo xaalka sida uu yhy balse ciidamo ka tirsn kuwa amaanka galmudug ayaa goobta hada soo gaaray

Wixii ku soo kordha kala soco hobyomedia

LEAVE A REPLY