SAWIRO: Taliyaha Booliska oo kormeeray Saldhigyo ku yaalla galmudug

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Janaraal Bashiir Cabdi Maxamed (Ameeriko) oo ku sugan degaanno ka tirsan Gobolka Galgaduud ayaa kormeer ku tagay Saldhigyada Ciidanka Boliiska ee Caabudwaaq, Balanballe iyo Xeraale.

Janaraal Ameeriko ayaa xarumahii uu booqday kula kulmay Saraakiisha Saldhigyada iyo qaar ka mid ah Ciidanka Boliiska, isagoo si goonni-gooni ah ugu wareystay xaaladda halkaasi ka jirta iyo waxyaabaha ay tabanayaan, si looga gacan siiyo.

Bashiir Cabdi Maxamed, taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, ayaa wuxuu Boliiska Soomaaliyeed kula dardaarmay in ay sii Laba laabaan dedaalkooda, kana soo dhalaalaan shaqada adage ee ay u hayaan Shacabka Soomaaliyeed.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.