Suldaankii beesha qubays oo goordhaw Gaalkacyo lagu dilay

Suldaankii beesha qubays oo goordhaw Gaalkacyo lagu dilay

0
SHARE

Mid Ka mid ah Salaadiinta Mudug oo Lagu Dilay Gaalkacyo…

Rag Bastoolado Ku hubusan Ayaa Gaalkacyo Ku dilay Sulaan Cabdulaahi Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Maxamuud oo ahaa suldaanka Beesha qubeys


Dilka oo ka dhacay dhanka galmudug ee gaalkacyo ayaa Marxuumka la dilay xilli uu ka soo baxay masjid Salaadda cishaha
Waxaana baxsaday dableydii dilka Gaystay.

Saraakiisha lamaha amaanka galnudug ayaa wada baaritaano dheeraad ah

Ma jiro faah faahin inta ka badan oo laga helayo qaabka uu weerarka u dhacay

Arintan wxay ku soo beegmaysa xili Gaalkacyo ay ka dhacayeen dilal qorshayssn

LEAVE A REPLY