Wefdi maanta gaaray magaalada Dhuusa-mareeb iyo kulamo ka socda

Wefdi maanta gaaray magaalada Dhuusa-mareeb iyo kulamo ka socda

0
SHARE

wefdi uu hogaaminayay ergayga midowga Africa u qaabilsan arrimaha Soomaaliya iyo wakiilka IGAD ee Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Dhuusa-mareeb waxaana halkaas loogu soo dhaweeyay si heer sare ah. AKHRISO

Wefdigaan ayaa guriga martida ee magaalada Dhuusa-mareeb waxa ay kulan kula qaateen Ra’iisul-wasaaraha xukuumadda fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo masuuliyiin ka kala tirsan Galmudug iyo ahlu-suna Waljamaaca.

Kulanka ayaa intiisa badan looga hadlayay qorashaha dib u heshiisiinta Galmudug doorashooinka iyo qaabka loo hor marin karo deegaanada maamulka Galmudug kuwaas oo muddooyinkii dambe uu safar ku marayay ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

LEAVE A REPLY