Xog culus:Axmed Fiqi Oo Sir Culus Banaanka Keenay & Ciidanka Dawlada Ay dhuusamareeb

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Shacbaka Soomaaliya ayaa Eedeyn Culus kala dul dhacay Dawlada Soomaaliya Madaxdeeda.Advertisement

Waxa uu Fiqi sheegay in Magaalada Xamar oo Amnigeeda sidaan faraha kaga sii baxayo Ay Dawlada Ciidamo udaabuleyso Magaalada Dhuuso mareeb.

Sirta ku jirta ayuu ku sheegay inay tahay sidii Olole Doorasho loogu geli lahaa 2021-ka Ciidankaasi dhismihiisa la sheegayo oo Maamuladana loogu duulayo.

Si loo helo madax maqaar saar ah oo la geeyo Dawlad Gobolleedyada ayey Farmaajo iyo Kheyre doonayaan si danahooda gaarka ugu fushadaan ayuu si maldahan usheegay xildhibaanka.Advertisement

Axmed Macalin Fiqi Agaasimihii Hore Ee NISA ayaa waxa uu hadda ka mid yahay Mucaaradka Dawlada Soomaaliya,weliba isagoo ah mid xasaanad leh.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.