XOG: Farmaajo oo ka Careysan Qorshe Kenya hoos ugu dhigtay Damaciisa & Itoobiya oo ka Faa’iideysaneysa

Xog gaara oo ay heshay Saxaaafada ayaa sheegeysa in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu ku dhaqaaqayo Qorshe kale kadib markii Dowlada Kenya ay Jawaab ka siin weysay markii u bandhigay Habka Dowlada Federaalka ay u rabto in loo sugo Amniga Magaalada Kismaayo inta Doorashada ay socoto.Advertisement

Sarkaal ka tirsan Xafiiska Madaxweyne Farmaajo ayaa inoo sheegay in Villa Somalia ay Dowlada Kenya u bandhigtay in Amaanka Magaalada Kismaayo gaar ahaan Xarumaha Muhiimka ah lagu wareejiyo Ciidanka Itoobiya ee qeybta ka ah AMISOM.

Dowlada Kenya oo gabi ahaanba qorshahan kasoo horjeeda ayaanan u jawaabin Madaxweyne Farmaajo, waxaana hada socda Qorshe Madaxweynaha uu kaga dhaadhacsiinayo Damaciisa Ururka Midowga Afrika oo arrintan lagu wado inuu soo faragaliyo.

Kenya wxay dareensan tahay in Madaxweyne Farmaajo uu u ololeynayo sidii Ciidankooda looga saari lahaa AMISOM, waxaana ay u arkaan hadii Gacan ku heynta Kismaayo lagala wareego in meel cidlo ah ay soo istaagayaan, iyagoo dano badan ku heysta Dekada Magaalada Kismaayo.

Saraakiil ka socda Dowlada Itoobiya ayaa lagu wadaa inay tagaan Magaalada Kismaayo, iyagoo kulamo la qaadanaya Axmed Madoobe, waxaana laga yaabaa Go’aanka ay hoos ugu dhigtay in Kenya Amniga Doorashada Jubbaland ay iska wareejiso uu xiisad kale ka dhex abuuro Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya.

hobyomedia

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii Ugu Danbeeyay

(Sawiro+Faah-Faahin Dab Qasaare Hantiyeed Gaystay Oo Qabsaday Mid Ka Mid ah Dhismayaasha Ugu Caansan Dhanka Gaalkacyo ee Galmudug
- Nov 22, 2019
HM__Xafiiska Gaalkacyo :Dab Gaystay Khasaare Hantiyeed Ayaa Saqdii dhexe Ee Xalay Abaaro 12:45 ...
Akhriso QM oo war Culus ka soo Saartaz Khilaafka u dhaxeya Dowlada Somaliya iyo Maamul Gobaleedyada
- Nov 22, 2019
Wakiilka Gaarka ah ee Qaramaada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan oo khudbad u jeedinaayay ...
DEG DEG: Kulankii Muxaadarada uu Sheikh Umul ku qaban lahaa Muqdisho oo baaqday + Sababta
- Nov 22, 2019
Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa sheegtay inuu baaqday ...
Natiijooyin hordhac ah oo laga helayo baaritaanka xabadii dishay Elmas Elman
- Nov 22, 2019
Waxaa soo baxaya natiijooyin hordhac ah oo ku saabsan halka ay ka timid xabadii ...
Dowlad ka tirsan Yurub oo dayuurad gargaar sida ka soo dejisay Muqdisho (Sawirro)
- Nov 22, 2019
Diyaarad weyn oo sida gargaar loogu tala galay dadka fatahaadaha iyo daadadka roobku ku ...
Akhriso Qodob ka mid ahaa heshiiskii Farmaajo iyo Ururu oo aan dhaqangelin
- Nov 21, 2019
Todobo maalmood kaddib heshiiskii Magalaada Nairobi ay ku kala saxiixdeen Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya ...
Akhriso Muxaadaro uu Sheekh Umal ku qabanayo Garoon kuyaala Muqdisho oo laga soo horjeestay
- Nov 21, 2019
Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa ku sugan Wadaadka Soomaaliyeed ee caanka ah Sheekh ...
SAWIRO:-Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray Xarun dib loo howlgeliyey
- Nov 21, 2019
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ...
Daawo Qaar ka mida Dadkii ka danbeyay Dilkii Cabduweli Sheekh Cali Cilmi Yare oo dil lGU Xukumay
- Nov 21, 2019
Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay ...
Ciidamo huwan ah oo Al Shabaab kala wareegay deegaano ay gacanta ku hayeen
- Nov 21, 2019
Ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya oo garab ka helayay ciidamada maamulka Jubbaland ayaa howlgal milatari ...
 
Advertisements