Xog Waa Beeshe Beeshee La Siinayo Madaxweynaha Cusub Ee Galmudug &...

Xog Waa Beeshe Beeshee La Siinayo Madaxweynaha Cusub Ee Galmudug & Villa Somaliya Oo Qorshe Ka Damacsan

0
SHARE

Madaxweynaha Cusub Ee Galmudug ayaa lagu muransan yahay beesha uu ka imaan doono,taas oo Dawlada Dhexe ay dano gaar ah ka leedahay inay siiso xubnaha qaarkood.Advertisement

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa waxa uu Beesha Axmed Xaaf markaan doonayaa inay iska ilaawaan Xilka Madaxweynaha soo socda inay qaataan.

Waxa la sheegay in Beesha Reer Xaaji Saleebaan ay qaadaneyso Xilka Madaxweynaha Cusub Ee Galmudug,waxaana la filayaa inay khilaaf cusub ka dhasho Arinta la isku hayo.

Kheyre ayaa doonaya inuu isku dheelitiro Siyaasad ahaan Dawlad Gobolleedka Galmudug oo Afduub ku sameeneysa Doorashada dhaceysa.Advertisement

Dib udhac ayaa ku yimid Xilligii loo ballamay Doorashadii ka dhici laheyd Galmudug oo Afartii Bishaan loo ballan sanaa,hadana Beesha Ceyr,Beesha Saruur,Beesha Dir,Beesha Mareexaan,Beesha Sacad,Beesha Murusade iyo Beelaha kale Ee Galmudug Degga ayaa waayey Xaqii ay mudnaayeen,waloow Beesha Ceyr ay guulo fiican ka heleen Awood sheegashada Siyaasadeed Ee ahlusuna la timid.

Waxgaradka Cadaado ayaa laga yaabaa inaysan raali ka noqon qorshaha ay Beesha Habar gidir ku dhagreyso Dawlada Soomaaliya,oo naas nuujinta aan badneyn Beelaha qaar lagu sameenayo

LEAVE A REPLY