Xogtii u danbeysay Ahlusuna oo lumisay fursad qali ah iyo kheyre oo...

Xogtii u danbeysay Ahlusuna oo lumisay fursad qali ah iyo kheyre oo goaan culus qadanaya

0
SHARE

Sida ay uxaqiijiyeen warar lagu kalsoon yahay Wakaalada Warqaad waxaa jira in lagu kala kacay shir ay lahaayeen Ra’iisal  Wasaare Xasan Cali Kheyre iyo Gudoomiyaha Guud Ee Ahlusuna Waljamaaca.Advertisement

Shirkaan ayaa ahaa mid looga arinsanayey Xaalada Magaalada dhuuso mareeb iyo cida amnigeeda sugeysa.

Ilo ku dhaw Shirkaasi waxay uxaqiijiyeen Warqaad in la isku fahmi waayey ciidanka laga daabulayo Muqdisho Ee Dhuuso mareeb Amnigeeda Dawlada ugu talo gashay.

Xaalada ayaa umuuqata mid cakiran,xilli la leeyahay waxa Ra’iisal wasaaraha ay ubadan tahay in uu soo geba gabeeyey socdaalkiisii Galmudug,isagoo la sheegay in xaaladu tahay mid xasaasi ah.

LEAVE A REPLY