Daawo ;-Beesha Reer Xaaji Saleebaan oo 100 Neef oo Ari ah ku...

Daawo ;-Beesha Reer Xaaji Saleebaan oo 100 Neef oo Ari ah ku wareejiyey Guddiga Farsamada Shirweynaha Habargidir ee ka socda Degmada Hobyo.

0
SHARE

Wararkii u danbeyay ee ku soo dhacay xafiska warqabadka hobyomedia ee magaaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in Beesha Reer Xaaji Saleebaan oo 100 Neef oo Ari ah ay ku wareejiyeen Guddiga Farsamada Shirweynaha Habargidir ee ka socda Degmada Hobyo.

100 neef ee gudiga lagu wareejiyay ayaa loogu talagalay in shirka uu ku sii socda isla markana wafuuda imanaysa lagu marti sooro

Gudiga farsamada ee shirka hobyo ayaa ka mahad celiyay deeqda la soo gaarsiiyay waxaana ay shegeen in muhiimad gaar ah ay samaynayso talaabada ay qaadee. Odayaasha beesha reer xaaji saleemaan

Wali magaaalada hobyo waxaa ku sii qul qulaya wafuud ka soo jeeda beesha habargidir kuwaasi oo meelo kala duwan isaga kala yimid

Talaabadan ay qadeen odayaasha beesha Saleemaan aya lagu tilmaamay mid dhiiro galin u ah sii socoshada shirka hobyo

LEAVE A REPLY