Daawo sawirada somaliand oo xabsiyada ka sii daysay dhalinyaro ka soo jeda...

Daawo sawirada somaliand oo xabsiyada ka sii daysay dhalinyaro ka soo jeda galmudug oo burcad ku edeysanaa

0
SHARE

19 ka mid ah dhalinyaro ka.soo jeeda deeganada Galmudug horayna loogu eedeyay iney ka tirsan yihiin kooxaha burcad badeeda soomaliya ayaa maanta laga daayay xabsi ku yaalla Maaglada Hargeysa.

Madaxweyanaha Soomaliland Muuse bixi ayaa la sheegaya in uu cafis u fidiyay dhalinyaradasi iyadoona maanta dhalintaas lagu soo wareejiyay odayaal iyo waxgarad saakay tagay Hargeisa.

Dhalinyarada lagu eedeyay burcad badeed soomalida iney ka tirsanayeen islamrkana cafiska loo fidiyay ayaa hadda ka soo dagay garoonka Oscha ee Gaalkacyo halkaas oo ay ku soo dhaweyeen masuuliyin ka tirsan Galmudug.

LEAVE A REPLY