Deg deg MaleeshiyaadkiiMadaxda Ahlu Sunna oo isaga baxay Dhuusamareeb Macalin Maxamuud, ...

Deg deg MaleeshiyaadkiiMadaxda Ahlu Sunna oo isaga baxay Dhuusamareeb Macalin Maxamuud, Sh Shaakir

0
SHARE

Wararkii ugu danbeyay ee naga soo gaaray magaalada dhuusamareeb ayaa sheegaya in maleeshiyaadkii ahlusuna ay isaga baxeen magaaalada dhuusamareeb kadib markii dhuusamareeb ay yimadeen ciidamo ka tirsan kuwa dowlada soomaliya

Madaxda Ahlu Sunna oo isaga baxay Dhuusamareeb

Macalin Maxamuud, Sh Shaakir iyo xubno kale oo katirsan hogaanka Ahlu Sunna ayaa maanta isaga baxay magaalada Dhuusamareeb kadib markii dowladu ciidamo dheeraad ah geysay magaalada

Ilaa iyo hada si rasmi ah looma oga halka ay u dhaqaaqen

Xaalada magaaalada dhuusamareeb ayaa kacsan waxaana magaaalada ku wada sugan ciidamo ka tirsan kuwa Dowlada soomaliya iyo ururka ahlusuna waxana laga cabsi qabaa in dagaal uu ku dhax maro labada dhinac

Dowlada fadaraalka soomaliya aya bilowday qorshe cusub oo lagula dagalamayo ahlusuna kadib markii ahlusuna ay diiday ralooyin dowlada ay u soo jeedisay waxaa a hada ka bixitaanka ahlusuna ee dhuusamareeb ay ku soo beegan tay xili xiisad ay u dhaxaysay ahlusuna ciidankeeda iyo kuwa dowlada soomaliya oo dhawan la qarameeyay

Wixi warar ah kala soco hobyomedia

LEAVE A REPLY