Faah faahino dheerad ah ;-alshabaab oo la wareegay degano ka tirsan gobalka...

Faah faahino dheerad ah ;-alshabaab oo la wareegay degano ka tirsan gobalka mudug

0
SHARE

Faahfaahin dagaalamayaal Alshabaab ah oo maanta la wareegay degmada Camaara ee gobolka Mudug

Gaadiid dagaal oo Alshabaab wateen ayaa maanta tagay magaalada Camaara waxayna dadka deegaanka u sheegeen inay gudbinayaan odayaal dhaqameed soo xulay ergadii dooratay xildhibaanada faderaalka kuwaas oo ka imaanaya dhanka Gaalkacyo loona gudbinayo Xarardheere

Al shabaab oo saacado kooban joogay Camaara ayaa odayaashii u gudbiyay dhanka Xarardheere

Degmada Camaara ayaa dhawaan ciidamada Danab kasoo xireen 3 ruux oo lala xariiriyay Alshabaab waana deegaan aysan cidna maamulin

LEAVE A REPLY