Xog ;- Qorshe la Isaga Horkenayo Wariyasha labada dhinac ee Gobalka Mudug oo Gaalkacyo ka socda

Tan iyo markii Magaaalada gaaalkacyo uu soo gaaray Omar farukh oo in ku Dhaw 10sano sheganayay inuu yahy xogyaha ururka saxafiyinta somaliyeed waxa soo if baxayay warar sheegaya in Gaalkacyo uu ka bilaabayo qorshe la isaga horkeenayo wariyaasha koonfurta iyo waqooyiga Gaalkacyo ,

Arintan ayaa waxa ay salka ku haysaa mashaariic uu ku soo qaatay omar faruk wariyaasha , taa oo ku saabsan tababaro la rabo in lagu qabto gaaalkacyo

Ninka sheegta mudo 10sano ah inuu yahay xogyaha ururka saxafiyiinta soomaliyeed ee nusej ayaa Somalia yimaada kaliya marku helo soo helo qandaars madama soomaliya ay ka mid tahay meelaha ugu halista badan ee wariyaasha ay ka hawulgan

Xubno ka tirsan ururka saxafiyiinta gobalka mudug ee galmudug aya Omar faruk ku edeeyay in uu macaash ka sameeyo lacagaha loogu talagalay in tababar lagu gaarsiiyo wariyaasha soomalida

Ururka saxafiyiinta soomaliyeed ee Nusej ayaa dhawr mar oo hore Omar faruk ku edeysay inuu yahay shaqsi hay,adaha calamka uga qaraabta mgc nusej balse markii danbe laga soo xir xiray wadooyinkii uu ku qaraan jiray

Qorshaha uu Gaalkacyo uu ka wado ayaa sababi karta in wariyaasha Gaalkacyo labada dhinac ay tabiyaan warar la isaga horkeeni karo reer miyiga bariga gobalka mudug oo ka kala soo jeeda galmudug iyo Puntland.

Wariyaaasha gaaalkacyo ee labada dhinac aya horay ugu heshiiyay joojinta wararka sababi kara in colaada gobalka mudug ay dib u soo labato balse qorshaha Omar faruk ayaa sababi kara in mar kale wariyaasha ay tabiyan warar colaad kicin karta

Wariyaasha galmudug ee gaaalkacyo aya nasiib daro ku tilmaamay isku dirka wariyaasha labada dhinac waxaana ay shegeen in Omar faruk laga qabto wariyaaasha madama mgca wariyaasha uu ku qaraabto lacago badana uu ku cunay horay

Saxafiyiinta Muqdisho ayaa dhawr mar Cabasho u gudbiyay dowlada soomaliya taasi oo ugu danbeyn keentay in hay,adihii mudada badan lcgaha uu uga cuni jiray mgca wariyaasha ay fahman isla markaana ay joojiyan dhaqalihii lagu siin jiray tababarida wariyaasha

Ugu danbeyn wariyaasha Gaalkacyo aya waxy fariin u direen dowlada soomaliya iyo wasaarada warfaafinta dalka iyagoo ka codsaday in wariyaaasha laga qabto ninkan mgca wariyaasha mudo ku dhaw 10sano ku qarabanaya iyadoo aan la aqooni meesha uu ka soo galay saxaafada soomaliya

hobyomedia

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii Ugu Danbeeyay

Akhriso Qodob ka mid ahaa heshiiskii Farmaajo iyo Ururu oo aan dhaqangelin
- Nov 21, 2019
Todobo maalmood kaddib heshiiskii Magalaada Nairobi ay ku kala saxiixdeen Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya ...
Akhriso Muxaadaro uu Sheekh Umal ku qabanayo Garoon kuyaala Muqdisho oo laga soo horjeestay
- Nov 21, 2019
Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa ku sugan Wadaadka Soomaaliyeed ee caanka ah Sheekh ...
SAWIRO:-Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray Xarun dib loo howlgeliyey
- Nov 21, 2019
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ...
Daawo Qaar ka mida Dadkii ka danbeyay Dilkii Cabduweli Sheekh Cali Cilmi Yare oo dil lGU Xukumay
- Nov 21, 2019
Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay ...
Ciidamo huwan ah oo Al Shabaab kala wareegay deegaano ay gacanta ku hayeen
- Nov 21, 2019
Ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya oo garab ka helayay ciidamada maamulka Jubbaland ayaa howlgal milatari ...
Deg Deg Dowlada Soomaaliya oo War kasoo saartay Dilkii Almaas Elman loogu geestay Xalane
- Nov 21, 2019
War Saxaafadeed kasoo baxay Wasaarada Warfaafinta Xukuumada Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyay dilkii shalay gudaha ...
Akhriso Ciidanka Dowladda Somaliya oo la wareegtay Ammaanka degaano hor leh oo Hoos taga Galmudug
- Nov 16, 2019
Taliyaha Ciidamada xoogga Soomaaliya qaybta 21aad ayaa ballan qaaday in ay la shaqayn doonaan ...
Maxkamadda Hague oo baaraysa xasuuqa muslimiinta Rohingya
- Nov 16, 2019
Garsoorayaasha Maxkamadda danbiyada caalamiga ah ee Hague ayaa ogolaaday codsi ka yimid dacwad oogayaasha ...
XOGAkhri :Sheikh Shariif oo iska diiday Dalab culus oo ka yimid Madaxda Sare
- Nov 16, 2019
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheikh Shariif Sheikh Axmed ayaa iska diiday dalab uu hordhigay ...
Daawo Muqaal:Colaadii Xoolo dhaqatada Galmudug iyo Puntland oo Dib u soo Laabatay , iyo odayaashii oo….
- Nov 16, 2019
HM??Xafiiska Gaalkacyo: Warar lagu kalsoon yhay oo ay Helayso Hobyomedia.com aya Sheegaya ...
 
Advertisements