Xog ;- Qorshe la Isaga Horkenayo Wariyasha labada dhinac ee Gobalka Mudug oo Gaalkacyo ka socda

Tan iyo markii Magaaalada gaaalkacyo uu soo gaaray Omar farukh oo in ku Dhaw 10sano sheganayay inuu yahy xogyaha ururka saxafiyinta somaliyeed waxa soo if baxayay warar sheegaya in Gaalkacyo uu ka bilaabayo qorshe la isaga horkeenayo wariyaasha koonfurta iyo waqooyiga Gaalkacyo , Arintan ayaa waxa ay salka ku haysaa mashaariic uu ku soo qaatay … Continue reading Xog ;- Qorshe la Isaga Horkenayo Wariyasha labada dhinac ee Gobalka Mudug oo Gaalkacyo ka socda