Akhriso Xog ku sabsan madaxweyne farmajo oo blnta uga bxy beesha salesman...

Akhriso Xog ku sabsan madaxweyne farmajo oo blnta uga bxy beesha salesman iyo goaan culus oo soo bxy

0
SHARE

Nabadoon Xasan Nuur oo kamid ah odayaasha magaaladda Cadaado ayaa sheegay in Dowladdda Dhexe ee Soomaaliya ay doonayso xiligaan in si awood sheegasho ah ay ku dhisto Maamulka Galmudug.

Waxa uu sheegay in odayaasha magaaladda cadaado looga baxay heshiisyo lala galay taasina ay keentay in ay ka baaqsadaan Shirkii Magaaladda Dhuusa-mareeb.

Dhanka kale Nabadoon Xasan Nuur oo kamid ah odayaasha magaaladda Cadaado ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin in ay la xisaabtaam Dowladda Madaxweyne farmaajo,islamarkaana la siiyo wixii lagula heshiiyay.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u muuqata mid si xoog ah ku dhiseyso maamulka Galmudug,islamarkaana Kursiga ku fariisiso madaxweyne daacad ah u madaxda Villa Soomaaliya.

Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud ayaa laga dareemayaa mashquul aad u xooggan oo ku aadan sidii maamul loo dhan yahay loogu dhisi lahaa shacabka Galmudug,inkastoo dhaliilo badan ay jiraan.

LEAVE A REPLY