Daawo Sawirada Xog muhiim ah :-Musharax madaxweynaha Galmudug kamaal guutaale oo...

Daawo Sawirada Xog muhiim ah :-Musharax madaxweynaha Galmudug kamaal guutaale oo xiriir dhaw la leh gen.gabre iyo dowlada Ethopia

0
SHARE

Musharax gamaal guutaale oo ka mida musharaxiinta u taagan in ay qabtaan jagada Madaxweynaha galmudug ayaa waxa uu xiriir dhaw uu la leeyahay general gabre oo ka mida saraakiisha dowlada Ethiopia u qaabil sanaan jiray dowlada Somalia

Sawiro la helay ayaa muujinaya musharaxa gamal guutaale oo sawiro gaar kula jira general gabre waxaana sawiradan ay muujinayan xiriirka ka dhaxeya gamal guutale iyo dowlada ethopia

Sida aan la wada socono general gabre waxa uu xasuuq badan ka gaystay Somalia waxaana uu sidoo kle uu maleegay falal badan oo dowlada ethopia loogu gcn galinayo siyaasada soomalida

Siyaasiyiin iyo Xildhibaano ka tirsan dowlad gobaleedka galmudug ayaa kamaal guutaale ku edeeyay in uu yahay shaqsi ay wadato dowlada ethopia isla markana ay ethopia maal galinayso musharax kamaal guutaale oo u sharaxan xilka madaxtinimada Maamul ka galmudug

Barlamaanka galmudug aya looga digay in aysan galmudug u ogalaan in ethopia loo gcn galiyo madama dowlada ethopia ay doonayso inay gcnta ku dhigto dakada hobyo

LEAVE A REPLY

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.