Daawo Shirkii Nabada ee Hobyo iyo Prof Shirwac oo Xil Culus loo...

Daawo Shirkii Nabada ee Hobyo iyo Prof Shirwac oo Xil Culus loo dhiibay

0
SHARE

HM__Xafiiska Hobyo : Mgaaalada Hobyo waxa lagu Qabtay shirweyne mudo soconayay waxana shirkan looga hadlayay aayo ka talinta Beelweynta Habargidir

Golaha Hogaanka Beelweynta Habargdir aya Waxa ay doorteen Gudoomiye iyo gudoomiye ku xiigeen waxana doorasho ka dhacday Hobyo, lagu doortay labo masuul

Jeneral Maxamed Nuur Galal iyo Prof shirwac aya ku tartamaya Xilka Gudoomiyaha Waxana codeyn dheer kadib la doortay Prof C.Qadir Shirac oo noqon doona

Hoos ka Daawo Muqaalka

LEAVE A REPLY