Faah faahino dabkii xly ka kcy koonfurta gaalkacyo iyo wax qabad la...

Faah faahino dabkii xly ka kcy koonfurta gaalkacyo iyo wax qabad la aanta Maamulka

0
SHARE

War hada naga soo gaaraya Xaruunta Warshada Barako ee Gaalkacyo qeybta Koonfur ayaa sheegaya in Halkaasi uu ka hbnkii xalay ahaa dab xoogan kaasi oo dhulka la simay dhismaha Xaruunta.

Wararka laga helayo Dabkaasi ayaa sheegaya in uu ahaa koronto ku jirta Xaruunta oo dabka dhashay..

Maamulka Degmada ayaa ku guul dareestay daminta Dabka oo ahaa mid xoogan inkastoo warar ugu danbeeyay ay sheegayan in lagu guuleestay damintooda waxaana dab damiskii hawushan ka qayb qaatay ay ka yimaaden waqooyiga gaaalkacyo ee Puntland

Koonfurta gaalkacyo ee galmudug ayaan lahyn wax dab damis ah waxaana arintan ay keentay in masuuliyinta galmudug u qaabilsan Galmudug gaar ahan gaalkacyo lagu dhaliilo wax qabad la aan

Xirsi yuusuf bare oo ka mid ah masuuliyinta gaaalkacyo aya xly garab waydiistay Puntland waxaana bulshada gaalkacyo ay ku dhaliileen horay wx qabad la an inkastoo wali aan talaaabo laga qaadin

LEAVE A REPLY