War Deg deg ah Daawo;- wafdigii uu Hogaaminayay Gudoomiyaha beelweynta...

War Deg deg ah Daawo;- wafdigii uu Hogaaminayay Gudoomiyaha beelweynta habargidir prof c/qadir shirac oo gaaray degamada ceelgula

0
SHARE

Wararkii u danbeyay ee ku soo dhcy xafiiska warqabadka hobyomedia ee magaalada gaalkacyo ayaa waxa ay sheegayan in goordhaw degmada ceelguula ay gaareen wafdigii uu hogaaminayay gudoomiyaha beelweynta habargidir c.qadir shirwac

Wafdiga ayaa lagu soo dhaweeyay xarunta degmada waxaana kulan wadatashi ah ay la leyihiin odayaaasha degmada ceelguula

Soo dhawaynta wafdiga waxaa ka qayb galay ardayda wax ka barata degankaaasi

Hoos ka daaawo sawirada

LEAVE A REPLY