Weerar ka dhcy gobalka mudug iyo dhawacyo la keenay gaalkacyo wararkii u...

Weerar ka dhcy gobalka mudug iyo dhawacyo la keenay gaalkacyo wararkii u danbeyay

0
SHARE

Wararka naga soo gaaraya deganka wasil ee gobalka mudug aya waxa ay sheegayaan in uu halkaasi ka dhacay weerar sababay dhawac kadib markii labo maleeshiyo beleedyo ay isku weerareen duleedka deganka wasil

Israsaaseyntan aya dhacday xly fiidkii hore sida hobyomedia ay u xaqiijiyeen I’ll wareedyo deeganka wasil ku sugan

Inta la xaqiijiyay hal qof aya ku dhawacmay israsaaseyn duleedka wasil ku dhax martay labo ciidan oo hubaysan waxaana wararka ay shegayan in qofka dhawacmay dhawciisa la keenay gaaalkacyo

Israsaaseyntan aya timid kadib markii labada maleeshiyo beleeed ay ka dhaxaysay xurguf hore madama horay ay dad isaga kala dileen waxaana arintan ay timid kadib markii ciidamo isbaabulay ay doonayeen in ay soo qabtaan nin ay ku tuhmayeen in uu nin uu horey uga dilay

Maleshiyo beleeeyada is rasaaseeyay ayaa wada daga deeganka wasil ee gobalka mudug

Shaqsiga weerarkaasi ku dhawacmay aya xaladiisa caaafimaad lagu dabiibaya magaalada gaaalkacyo

Ilaa had a maamulka gal mudug kama hadlin. Xaalda sida ay tahay mana jirto ilaa iyo hada wax waan waan ah oo lagu kala dajinayo labada ciidan

LEAVE A REPLY